cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Zakariye Timacadde

Halkan waa keyga saxda ah ka mid noqo saaxibada ku xiran Mahadsanidiin.

Show more
Finland11The language is not specifiedNews & Media1 052
Advertising posts
117 613
Subscribers
+7924 hours
+267 days
+4 48330 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

https://www.facebook.com/share/v/y7rEaYe7vBWXawWA/?mibextid=KsPBc6 Somalia inaa Askari ka noqoto ma ahan mid fudud
Show all...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

πŸ‘ 29❀ 2😁 2
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaa naga maqan wiil lagu magacaabo xasan c/qaadir maxamed oo ku magac dheer xasan biibaaye wuxuu jiraa 5 sano & bar waxaa hooyadiis ladhahaa daahiro maadeey aadan wuxuu kasoo lumay dagmada kaaraan arjantiin gaar ahaan eeriyada farmashiyaha ceelbaraf saraha maan shaa allah, Waxaa kaa codsanayaa hadii aad hesho inaa la xiriiriso 0615657773 ama 0612323339 mahadsanidiin
Show all...
πŸ‘ 46πŸ‘ 3❀ 2
+252 61 5984144 kala xiriir
Show all...
❀ 32😒 22πŸ‘ 21😭 4πŸ‘Ž 2
Degdeg:- Ilmo yar oo Soomaali ah ayaa ka soo dhacey dhismo dheer oo ku yaalla Dalka Sweden gaar ahaan magaalada Gothenburg. Ma cada inuu geeriyoodey & in uu dhintey waxaana goobta buux dhaafiyay ciidan boliis ah .
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Show all...
πŸ‘ 56😭 30❀ 8πŸ”₯ 1
Waxay ka mid yihiin 13 Qof oo Boliska Somalia Nolosha ku soo qabtay kuwaas oo shalay dibad bax rabshada wata ka sameyay dagamada Daarusalaam. Mataan Cabdulle oo u dagaalamayo lahaanshaha Daarusalaam ayee aheyeen xabsi ayeena ku hoyanayaan caaaw sidee u aragtaa? Zakariye Timacadde
Show all...
πŸ‘ 123🀣 46😁 36🀬 12❀ 11πŸ‘Ž 6πŸ‘Œ 3πŸ₯° 2πŸ‘ 2
Photo unavailableShow in Telegram
Ibrahim Aadan oo ahaa mid ka mida Amniyaadka AS Ayaa dil toogasha ku xukuntay Maxkmada ciidamada Qalabka side ee Somalia . 70$ Ayuu bishii u qaadan jiray Mushaar ahaan waxaana looga baahna Subax walbo in uu u kalaha shaqadiisa oo aheyd khaarijinta dadka Soomaaliyed . Hweyne 50 jir ah isaga oo dilay ayaa lagu qabtay Dagmada Hodan waliba xiligaas Hooyada wuxuu ka dalbday biya uu cabo iyada oo siisay Ayuuna dilay. 70$ Subax walbo qof u soodil qofka miyuuna xisaabtameen mise wuu sixran yahay ? Zakariye Timacadde
Show all...
πŸ‘ 136😒 28❀ 26😁 15😑 14πŸ₯° 3😱 3πŸ‘Ž 2πŸ™ 2
00:20
Video unavailableShow in Telegram
Suuqa Xoolaha Gaar ahaan xaafada ceel Turcaayo ayuu hada gaarigan ku rogmaday Qasaara ayaa jiro
Show all...
πŸ‘ 71😭 36❀ 8πŸ‘ 8🀣 2πŸ‘Ž 1😒 1
Show all...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

πŸ‘ 18❀ 5πŸ”₯ 2
Degaanka Daarusalaam in dagma laga dhigo way ugu dartay oo maanta waa lisku haystaa. Yaa Gudomiyaha Dagmada noqonaayo iyo magacee loobixin donaa ayee dagmadii oo dhan wadada ugu muhiim saneed loo xirtay hadda . Yaa leh Daarusalaam waaba garanay Garsbaley iyo Gubad ley dadka iskaleh?
Show all...
πŸ‘ 34❀ 2