uk
Feedback
Dawasho Films🎥

Dawasho Films🎥

Закритий канал

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу Dawasho Films🎥

Канал Dawasho Films🎥 є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 32 040 підписників, посідаючи 9 128 місце в категорії Фільми та 135 місце у регіоні Фінляндія.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 32 040 підписників.

За останніми даними від 17 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -6 491, а за останні 24 години на -129, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 2.95%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 0.69% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 948 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 222 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 1.
  • Тематичні інтереси: Контент зосереджений навколо ключових тем, таких як soo, saara, cusub, flim, loveta.

📝 Опис та контентна політика

Опис каналу не надано.

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 19 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Фільми.

32 040
Підписники
-12924 години
-1 1107 днів
-6 49130 день

Триває завантаження даних...

Схожі канали
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
червень '26
червень '260
в 0 каналах
травень '26
+3 149
в 3 каналах
Get PRO
квітень '26
+6 391
в 2 каналах
Get PRO
березень '26
+15 309
в 4 каналах
Get PRO
лютий '26
+13 880
в 1 каналах
Дата
Залучення підписників
Згадування
Канали
19 червня0
18 червня0
17 червня0
16 червня0
15 червня0
14 червня0
13 червня0
12 червня0
11 червня0
10 червня0
09 червня0
08 червня0
07 червня0
06 червня0
05 червня0
04 червня0
03 червня0
02 червня0
01 червня0
Дописи каналу
Daawo: Cabdiraxmaan Cirro oo Kulan La Qaatay Shirkadaha Ganacsiga ee Yahuudda.

2
Taxane- Halyeeyadii Badar- 244.mp3
254
3
Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[244] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu m
Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[244] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan
251
4
Muxuu Yahay Ururka Friends of Zion ee Billadda Siiyay Cabdiraxmaan Cirro. [Fanqayn]
Muxuu Yahay Ururka Friends of Zion ee Billadda Siiyay Cabdiraxmaan Cirro. [Fanqayn]
194
5
Dawlada Fadaraalka oo sii xoojineysa fasaadinta haweenka, maxay uga danleedahay gabdho 17 jirro ah oo ay u dirtay ciyaar kuba
Dawlada Fadaraalka oo sii xoojineysa fasaadinta haweenka, maxay uga danleedahay gabdho 17 jirro ah oo ay u dirtay ciyaar kubadda cagta
161
6
Shariif Sheekh Axmad oo oo Xasan Sheekh u goodiyay, muxuu shariifku ku hanjabay maxayse tahay farriinta uu u diray Xasan Shee
Shariif Sheekh Axmad oo oo Xasan Sheekh u goodiyay, muxuu shariifku ku hanjabay maxayse tahay farriinta uu u diray Xasan Sheekh?
135
7
Xubinta Dhacdooyinka Todobaadka waxa ay habeen waliba oo Jimco ah ku baxdaa Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada, waxaana soo gudbi
Xubinta Dhacdooyinka Todobaadka waxa ay habeen waliba oo Jimco ah ku baxdaa Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada, waxaana soo gudbiyo weeraradii ay todobaadkaan fulisay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
110
8
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 04-01-1448 oo waafaqsan 18-06-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi.
82
9
C/Fitaax Ismaaciil Daahir oo ah Xildhibaan Hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa Sheegay, ineysan Wax Dhib ah Ku Hayn Muslimiinta
C/Fitaax Ismaaciil Daahir oo ah Xildhibaan Hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa Sheegay, ineysan Wax Dhib ah Ku Hayn Muslimiinta ay Kamid Yihiin Reer Falastiin ee ay Yahuuddu Leyneyso.
145
10
Maamulka La baxay Puntland ayaa deegaannada uu ka arrimiyo ka mamnuucay ciidanka Dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamul goboleed
Maamulka La baxay Puntland ayaa deegaannada uu ka arrimiyo ka mamnuucay ciidanka Dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamul goboleedyada ka jira dalka. Golaha wasiirada ee maamulka la baxay Puntland ayaa maanta yeeshay kulan uu shir gudoomiyay Siciid Deni Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland iyo ku xigeenkiisa. Kulan ayaa golaha maamulkaas kasoo saareen war-saxaafadeed ay si toos ah ugu cadeeyeen, inuusan qeyb ka ahayn ciidankoodu kuwa Millatariga Dowladda Fedaraalka, illaa ay ka heshiinayaan khilaafka kala dhaxeeya Dowladda Fedaraalka. Waxay ku amreen dhamaan dhinacyada u qaabilsan amaanka iney tallaabo ka qaadaan, ciidan kasta oo ku sugan deegaannada uu ka arrimiyo gaadiidkooda isaga kala gooshaya, iyagoo si cad sheegay, inaan loo ogoleyn iney sii joogaan dhulka ka taliyo maamulkaas.
134
11
Ciidamada Maamulka ay Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali Galbeed ayaa tacadi iyo jir dil u geystay shacabka ku dhaqan gobol
Ciidamada Maamulka ay Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali Galbeed ayaa tacadi iyo jir dil u geystay shacabka ku dhaqan gobolka Jarar ee ka tirsan dhulkaas. Saacadihii la soo dhaafay ciidamada maamulka ay Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali Galbeed ee uu hogaamiyo Mustafe Cajar, ayaa xadgudub iyo jir dil kula kacay dadka ku dhaqan tuulooyin hoostaga degmada Birqod ee ka tirsan gobolka Jarar. meelaha ay tacadiyadan iyo jirdilka ka dhaceen waxaa kamid ah Tuulooyinka Hiilay, gabra-Dheer, Kanburaale oo dhamaantoos ka tirsan gobolkaasi. Askartan ayaa dhibaateynayay dadka shacabka ah ee guryahooda ku sugan iyo gaadiidka dadweynaha, waxayna si wayn u beegsanayeen dadka ku shaqeysta gaadiidka Bajaajta. Ciidankan ayaa caan ku ah tacdiyaadka ka dhanka ah dadka Soomaaliyeed, halka dhanka kale ay ka badbaadeen dadka Xabashida ee lagu deegaameynayo dhulkaasi gumeysiga Itoobiya ku hoosjira.
86
12
Dadka Danyarta ee Reer Muqdisho ayaa waxaa Saamayn Xooggan ku Yeeshay Waayitaanka Shilinka Soomaaliga. Qeybaha kala duwan ee
Dadka Danyarta ee Reer Muqdisho ayaa waxaa Saamayn Xooggan ku Yeeshay Waayitaanka Shilinka Soomaaliga. Qeybaha kala duwan ee bulshada danyarta ah ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxaa hawlmaalmoodkooda caadiga ah saamayn xooggan ku yeeshay diidmada lacagta shilin Soomaaliga. Saameyntan waxaa si gaar ah u dareemay dadka ku dhaqan deegaanka Garasbaaeey ee magaalada Muqdisho oo u badan dad dan yar ah, waxeyna sheegeen, inay ku adkaatay maciishada islamarkaana uu sicir barar xooggan ku yeeshay shaqayn la,aanta lacagta Shilinka Soomaaliga, gaar ahaan inay kordheen qiimaha adeegyada yaryar ee ay suuqyada uga baahan yihiin. Sidoo kale, waxey tilmaameen, in ay caqabad xooggan ka haysata isticmaalka lacagaha Ilaktarooniga, iyagoo xusay, in ganacsatada ay lacago badan oo dheeraad ah kusoo rogeen bulshada kadib markii uu meesha ka baxay isticmaalka Shilinka Soomaaliga.
65
13
Mareykanka ayaa Sheegay, inuu Xayiraado kusoo Rogtay Xubno ka Tirsan Hogaamiyaasha TPLF. Xukuumadda Washington ayaa walaac ka
Mareykanka ayaa Sheegay, inuu Xayiraado kusoo Rogtay Xubno ka Tirsan Hogaamiyaasha TPLF. Xukuumadda Washington ayaa walaac ka muujisay xaaladda waqooyiga Itoobiya, iyadoo sheegtay, inay culayso saarayso kooxda TPLF si ay u ilaaliso amaanka Xabashida Itoobiya. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay, in Washington ay xayiraad dhinaca fiisaha ah ku soo rogtay xubno ka tirsan garabka fog ee TPLF iyo qoysaskooda. Mareykanka ma uusan shaacin xubnaha TPLF ee uu xayiraadda kusoo rogay, balse waxa u ragaasi ku eedeeyay, inay carqaladeynayaan dadaallada nabadda ee gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaas, sida hadalka loo dhigay. Bayaanka Mareykanka ayaa sidoo kale lagu xusay, in xiisadihii ugu dambeeyay ee u dhaxeeyay (TPLF) iyo Dowladda Federaalka Itoobiya ay abuurayaan halista ah in ay dib usoo noolaato colaadda waqooyiga Itoobiya, islamarkaana ay wiiqayaan nabadda iyo amniga gobolka oo dhan.
78
14
Waa Habeennimo Jimco ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 04-01-1448 oo ku beegan 18-06-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Mubaarak Cumar.
74
15
Hogaamiyaha maamulka la baxay Somaliland ayaa sheegay in Yahuudu ka shaqeeyaan badbaadinta caruurta caalamka ku nool xilli ma
Hogaamiyaha maamulka la baxay Somaliland ayaa sheegay in Yahuudu ka shaqeeyaan badbaadinta caruurta caalamka ku nool xilli maalin walba Yahuudu gumaadayaan caruurta Muslimiinta ee Qaza ku nool.
92
16
Mid Kamid ah Jamaacadaha ka Jihaada Dalka Paakistaan oo Baahisay Mucaskar ay Ka Qalin Jabiyeeen Ciidamo Cusub.
Mid Kamid ah Jamaacadaha ka Jihaada Dalka Paakistaan oo Baahisay Mucaskar ay Ka Qalin Jabiyeeen Ciidamo Cusub.
164
17
Maxay Tahay Sababta ay Bagiyada Dhexe Caalamku u Kordhinayaan Keydkooda Dahabka?[WARBIXIN]
Maxay Tahay Sababta ay Bagiyada Dhexe Caalamku u Kordhinayaan Keydkooda Dahabka?[WARBIXIN]
177
18
Ku Dhawaad 10 Askari oo Yahuud ah oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax Lagula Eegtay Koonfurta Lubnaan, Taliska Mareykanka
Ku Dhawaad 10 Askari oo Yahuud ah oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax Lagula Eegtay Koonfurta Lubnaan, Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa Walaac Xooggan ka Muujiyay, Awoodda Sii Xoogaysanaysa ee Mujaahidiinta Jmaacada Nusratul Islaam Wal-Muslimiin.Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.
159
19
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.
118
20
Hogaamiyaha maamulka la baxay Somaliland ayaa sheegay in Yahuudu ka shaqeeyaan badbaadinta caruurta caalamka ku nool xilli ma
Hogaamiyaha maamulka la baxay Somaliland ayaa sheegay in Yahuudu ka shaqeeyaan badbaadinta caruurta caalamka ku nool xilli maalin walba Yahuudu gumaadayaan caruurta Muslimiinta ee Qaza ku nool.
111