cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Africa Humanitarian Institute

Increase your capacity to work for humanitarian organizations

Більше
Фінляндія495Мова не вказанаОсвіта12 379
Рекламні дописи
13 265
Підписники
Немає даних24 години
+67 днів
+6830 днів
Архів дописів
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Barashada iyo Joogtaynta koorsooyin cusub, maxay ufiicantahey. Joogtaynta  koorsooyin cusub in labarto waxay leedahay faa'iidooyin badan, sida: 1. Kobcinta Aqoonta: Waxaad mar walba kordhinaysaa  aqoontaada iyo xirfadahaaga, taas oo kaa caawinaysa inaad sii hormariso xirfadahaaga shaqo. 2. Kordhinta Fursadaha Shaqo: Aqoonta iyo xirfadaha cusub waxay kuu furayaan albaabo cusub oo shaqo iyo fursado kale oo horumarineed. 3. Korinta Kalsoonida: Waxaad dareemaysaa kalsooni  marka aad mar walba barato waxyaabo cusub oo aad ogaato in aad horumar sameynayso. 5. Korinta Maskaxda: Aqoonta cusubi waxay maskaxdaada ku galisaa firfircooni, taasoo kaa caawinaysa inaad ahaato mid fikrado wanaagsan leh. In koorsooyin cusub la barto waa hab wanaagsan oo lagu sii wado horumarka shaqsiyadeed iyo midka xirfadeed. Linkigan taabo oo fariin udir, hadii aad ubaahantahey koorsooyin free https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1
Показати все...
👍 4 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Maka midtahey 1000 ka  arday ka faa'idaysan doona 10 kan courses ee free ga ah. Linkigan taabo kadib fariin noosoo dir https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1
Показати все...
👍 11🥰 2 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waxaanu free kaaga dhignay diplomadan humanitarian Response to conflict and disaster management, taas oo lagu qaadan dooono 10 courses oo dhan 1: International Cooperation and Humanitarian Aid 2: International Humanitarian Law 3: Conflict Resolution 4: Monitoring and Evaluation 5: Humanitarian Response to conflict and disaster management 6: Leadership and Project management for NGOs 7: Procurement Management 8: Project Planning and Management 9: Elements of Social Work Interventions 10: Social Policy and Planning Linkigan taabo kadib fariin noosoo dir https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1
Показати все...
13👍 6
Course kan free ga ah maka faa'idaytey? https://t.me/+W-2lVNNQyUszNWQ8
Показати все...
12👍 6
12:18
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Ka faa'idayso course kan free ga ah. Kusoo biir group kan 👇👇👇 https://t.me/+W-2lVNNQyUszNWQ8
Показати все...
40.15 MB
👍 19👏 7 5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ka faa'idayso course kan free ga ah. Leadership and Project Management for NGOs https://t.me/+W-2lVNNQyUszNWQ8
Показати все...
👍 12 4
00:55
Відео недоступнеДивитись в Telegram
𝙌𝙄𝙄𝙈𝙊 𝘿𝙃𝙄𝙈𝙄𝙎 Waxaanu qiimo dhimis ku samayney diplomadan 𝙝𝙪𝙢𝙖𝙣𝙞𝙩𝙖𝙧𝙞𝙖𝙣 𝙧𝙚𝙨𝙥𝙤𝙣𝙨𝙚 𝙩𝙤 𝙘𝙤𝙣𝙛𝙡𝙞𝙘𝙩 𝙖𝙣𝙙 𝙙𝙞𝙨𝙖𝙨𝙩𝙚𝙧 𝙢𝙖𝙣𝙖𝙜𝙚𝙢𝙚𝙣𝙩 waxaana lagu qaadanayaa 10 courses oo dhan. Diplomadan waxaad ku qaadanaysaa 10 courses oo aqoontaada kobcindoona. Nagala soo xiriir Whatsapp ka.👇 https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1 📞 +25263 4124865 📞 +252634071491 📞 +252659166058 𝑴𝒂𝒉𝒂𝒅𝒅𝒂𝒏𝒊𝒅
Показати все...
21.35 MB
11👍 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Humanitarian Response to conflict and disaster management waa diploma aad ku qaadanayso 10 courses oo dhan. Sidoo kale diplomadam qiimo dhimis wayn ayaanu ku samayney, oo waad ka faa'idaysan kartaa adigoon qarash badan bixinaynin. +25263 4124865
Показати все...
👍 4
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ma ogtahey in aanu samayney qiimo dhimis wayn ? Waxaanu qiimo dhimis ku samayney diplomadan humanitarian Response to conflict and disaster management oo kumaan Kun ka faaidaysteen. Hadii aad danaynayso in ka faaidaysto Nagala soo xiriir numberadan +252634124865 /Call: 0634071491 Ama linkigan taabo kadib fariin noosoo dir https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1
Показати все...
👍 5 4
01:00
Відео недоступнеДивитись в Telegram
𝗠𝗔𝗔𝗟𝗚𝗔𝗦𝗛𝗢 𝗡𝗔𝗙𝗧𝗔𝗔𝗗𝗔 Waxaanu kuu diyaarinay diploma heersare ah Isla markaana kobcin doonta aqoontaada. 𝙝𝙪𝙢𝙖𝙣𝙞𝙩𝙖𝙧𝙞𝙖𝙣 𝙧𝙚𝙨𝙥𝙤𝙣𝙨𝙚 𝙩𝙤 𝙘𝙤𝙣𝙛𝙡𝙞𝙘𝙩 𝙖𝙣𝙙 𝙙𝙞𝙨𝙖𝙨𝙩𝙚𝙧 𝙢𝙖𝙣𝙖𝙜𝙚𝙢𝙚𝙣𝙩 waxaana lagu qaadanayaa 10 courses oo dhan. Waxaana helaysaa shahaado diploma ah oo transcript wadata. Nagala soo xiriir Whatsapp ka.👇 https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1 📞 25263 4124865 📞 +252634071491 📞 +252659166058 𝑴𝒂𝒉𝒂𝒅𝒅𝒂𝒏𝒊𝒅
Показати все...
22.27 MB
6👍 4
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waxaanu xayiraadii ka qaadney diplomadii humanitarian Response to conflict and disaster management. Si aad isu diwaangaliso nagala soo xiriir whatsapp 063 4124865
Показати все...
👍 9
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝖲𝗂𝖽𝖾𝖾 𝖲𝗁𝖺𝗊𝗈 𝖪𝗎 𝖧𝖾𝗅𝗂 𝖪𝖺𝗋𝗍𝖺𝖺? Kaba soo qaad in aad tahay arday hadda dhaw jaamacad dhameeyay ama ay gaba-gaba u tahay sannaddii ugu danbeysay ee waxbarashada heerka koobaad. Waxaa mar kasta maankaaga kusoo dhacayo, sidee shaqo deg deg ah ku heli kartaa? Su’aashaan inta aadan jawaabteeda raadin, waxaad is waydiisaa su’aalahan soo socda; 1. Adigu shakhsiyan ma tahay qof diyaarsan oo aqoontiisu fiicantahay, oo si wanaagsan wax usoo baratay (well educated person)? 2. Ma tahay qof leh xirfad ku filan iyo karti shaqo (having enough skills and required job competencies)? 3. Matahay qof luuqadda english-ka ku wanaagsan marka laga soo tago luuqadda Soomaaliga? 4. Ma tahay qof hawl-kar ah (hard-working person)? 5. Ma tahay qof hansare leh oo hiigsanaaya in uu meel sare gaaro? Haddii ay su’aal kasta jawaabteedu “HAA” kuusoo baxdo, waa hubaal in aad shaqa deg deg ah ka heli doontid hay’adaha shaqooyinka laga helo, sida Hay’adaha Caalamiga ah (INGOs), Hay’adaha Qaramada Midoobey (UN Agencies), shirkadaha gaarka loo leeyahay, ama hay’adaha kala duwan ee Dowladda Soomaaliya. Laakiin haddii ay “MAYA” kusoo baxdo 2 ama 3 ka mid ah su’aalahaas kor ku xusan, walaalkeey / walaashey isku day in aad meelaha aad ka gaabinayso iska soo xoojiso/kabtid inta uusan damac shaqa-raadis ku galin. Haddii kale, tallaaba kasta oo aad u qaadid dhanka shaqa raadinta, guuldarro ayay ku soo dhammaanaysaa, maxaa yeelay shuruudo ka mid ah shaqa-helidda ayaa wali qabyo kaa ah. Ugu dambeyn, waa in aad si hordhac ah u sii ogaataa in shaqo-heliddu ay mar kasta tahay mid uu tartan adag ka horreeyo. Haddiise aad si dhab ah u raacdo tallaabooyinka soo socdo, waa hubaal in aad boos shaqo ka xajisan doonto hey’adaha caalamiga ah, kuwa UN-ka, kuwa maxalliga ah iyo dawladdaba. 1. Tallaabada 1-aad: Raadi oo juhdi xoogan geli in aad heshid shaqooyin is-xilqaamka ah (voluntary/internship work) gaar ahaan meelaha aad danaynayso inaad mustaqbalka ka shaqayso sida Barnaamijyada/Mashaariicda (Programmes/Projects) iyo hawlaha la xariiro Hawl-wadeenimada (Operations such as HR, Admin, Finance, Procurement, ICT, etc.) 2. Tallaabada 2-aad: Hab soo-jiidasho leh u qoro warqadahaaga codsiga shaqada, sida Taariikh nololeedkaaga (CV) iyo Warqadda isqeexidda (Cover Letter), adiga oo tixgelin gaar ah siinaya meelaha aad xiisaynayso inaad ka shaqayso (Programmes/Projects or Operations), aqoontaada, xirfadahaaga iyo kartidaada. 3. Tallaabada 3-aad: Iska hubi in aad heysato dhammaan mudnaantii ay shaqadu kaaga baahnayd (job-specific qualifications), maxaa yeelay mihnad kasta waxa ay dalbanaysaa aqoon, xirfad iyo karti u gaar ah. 4. Tallaabada 4-aad: Ogow qaanadda ay aqoontaada, xirfaddaada iyo kartidaadu kaa galin karaan qiimeynta shaqaalaha (staff grade category) 5. Tallaabada 5-aad: Si joogta ah u codso shaqa kasta oo aad u aragto inay ku habboon tahay mudnaantaada aqooneed, xirfadeed iyo kartiyeed. 6. Tallaabada 6-aad: U diyaargarow tijaabada qoraalka ah ee farsamada (Written Technical Tests) iyo wareysiga kartida la xiriira (Competency-based Interviews), kuwaas oo imaanaya ka dib marka aad ku soo baxdo liiska gaaban (shortlist) ee xulashada koobaad ee heerarka shaqaalaysiinta. Hanafi Hassan Aalow
Показати все...
👍 29 4👏 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Jumco Mubarak
Показати все...
4
Фото недоступнеДивитись в Telegram
👌 7
Da'yarta wakhti badan ku lumisa Facebook iyo TikTok waxaan kula talinayaa in ay wakhtigaa ku bixiyaan LinkedIn iyo baraha la midka ah ee waxtarka u leh. Waxtarka LinkedIn waxaa ka mid ah: - Waxaad ka helaysaa fursado shaqo, - Waxaad ka helaysaa talooyin ku saabsan sida aqoontaada shaqo iyo xirfadeed kor loogu qaado, - Waxaad ka helaysaa fursad aad wax kaga barato dad kaa aqoon iyo waaya-aragnimo shaqoba badan. - Waxaad ka helaysaa fursado waxbarasho iyo deeqo waxbarasho, - Waxa aad kala saaxiibi kartaa dad muhiim ah oo wax badan kaa tari kara dhanka shaqada iyo aqoontaba, - Waa meesha laga helo dadka aad isku aqoonta iyo shaqadaba tihiin. Waxaad xubin ka noqon kartaa bulshooyin xiise, shaqo iyo xirfadba wadaaga oo dunida oo dhan jooga, taas oo adigana albaabo badan kuu furi karta, - LinkedIn waa halka ay dadka shaqaale doonayaa ka raadiyaan. Halkaas ayaa dadka profiles kooda laga eegaa oo lagala soo xidhiidhaa haddii loo baahdo. Markaa bartani waxay kuu sahlaysaa in xataa shaqadu adiga ku soo doonato. Khadar mohamed
Показати все...
22👍 11👏 4
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Maanta wixii ka dambeeya waxaanu hakad galiney diplomadan humanitarian Response to conflict and disaster management. Maqaadan karno arday kale oo diploma rabta madaama arday aad ubadani bishii ramadaan nagu soo biireen. FG: koorsooyinka tababarada ah ama certificate ka leh waad heli kartaan waana isdiwaagalin kartaan insha allah.
Показати все...
18👍 7👏 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ciid mubarak dhammaaan ummada islaamka, Ilaahey haynaga aqbalo acmaashii wanagsanayd.
Показати все...
13👍 2👏 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Makafaa'idaysatey qiimo dhimistii ramadaanta😊 Diplomadan waxaad ku qaadanaysaa 11 courses mabixinaysid lacag shahaado l. 1: International Cooperation and Humanitarian Aid 2: International Humanitarian Law 3: Conflict Resolution 4: Monitoring and Evaluation 5: Human Resource Management 6: NGO Management 7: Procurement Management 8: Project Planning and Management 9: Elements of Social Work Interventions 10: Social Policy and Planning 11: Humanitarian Response to Conflict and Disaster Management Linkigan taabo kadib fariin noosoo dir https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1
Показати все...
👍 18 16👏 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Arday certificate kiiisii helay
Показати все...
👍 41 10👏 5🔥 2
00:56
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Maka faa'idaysatey diplomadan 👇👇👇👇 Whatsapp
Показати все...
20.05 MB
👍 19 15
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Digniin⚠️ Iska jir in aad gujiso fariinta oo kale, si aanad khatar ugala kulmin.
Показати все...
👍 17 4👏 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Qiimo Dhimista Ramadaanta Diplomadan waxaad ku qaadanaysaa 11 courses mabixinaysid lacag shahaado l. 1: International Cooperation and Humanitarian Aid 2: International Humanitarian Law 3: Conflict Resolution 4: Monitoring and Evaluation 5: Human Resource Management 6: NGO Management 7: Procurement Management 8: Project Planning and Management 9: Elements of Social Work Interventions 10: Social Policy and Planning 11: Humanitarian Response to Conflict and Disaster Management Linkigan taabo kadib fariin noosoo dir https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1
Показати все...
👍 10 8👏 5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Qiimo Dhimista Ramadaanta Diplomadan waxaad ku qaadanaysaa 11 courses. 1: International Cooperation and Humanitarian Aid 2: International Humanitarian Law 3: Conflict Resolution 4: Monitoring and Evaluation 5: Human Resource Management 6: NGO Management 7: Procurement Management 8: Project Planning and Management 9: Elements of Social Work Interventions 10: Social Policy and Planning 11: Humanitarian Response to Conflict and Disaster Management Linkigan taabo kadib fariin noosoo dir https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1
Показати все...
4👍 1🔥 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Jumco Mubarak
Показати все...
👍 13 11🥰 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Jumco Wanaagsan Ka faa'idayso diplomadan. Diplomadan waxaad ku qaadanaysaa 11 courses.
Показати все...
23👍 11👏 2
10:03
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Module4 lesson3.mp423.38 MB
👍 26 22👏 4
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝖣𝗂𝗉𝗅𝗈𝗆𝖺: 𝖧𝗎𝗆𝖺𝗇𝗂𝗍𝖺𝗋𝗂𝖺𝗇 𝖱𝖾𝗌𝗉𝗈𝗇𝗌𝖾 𝗍𝗈 𝖢𝗈𝗇𝖿𝗅𝗂𝖼𝗍 𝖺𝗇𝖽 𝖣𝗂𝗌𝖺𝗌𝗍𝖾𝗋 𝖬𝖺𝗇𝖺𝗀𝖾𝗆𝖾𝗇𝗍 Waxaanu bixinaynaa diploma humanitarian response to conflict and disaster  waxaana lagu qaadanayaa 11 courses oo kala ah. 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄𝐒 1: International Cooperation and Humanitarian Aid 2: International Humanitarian Law 3: Humanitarian Response to Conflict and Disaster 4: Humanitarian leadership and people management. 5: Water Sanitation and Hygiene 6: Integrated Management of Acute Malnutrition 7: Monitoring and Evaluation 8: Logistics and supply chain in Emergencies 9: Leadership and Project Management For NGOs 10: Elements of Social Work Interventions 11: Social Planning and Social Policy
Показати все...
👍 46 6
00:29
Відео недоступнеДивитись в Telegram
31.55 MB
11👍 6
00:29
Відео недоступнеДивитись в Telegram
31.55 MB
00:29
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Africa Humanitarian institute
Показати все...
31.55 MB
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Mudadii qiimo dhimista waanu kordhinay madaama ay arday badani ka faa'idaysateen kuwo badana ay wali isdiwaangalinayaan.
Показати все...
👍 13 3🔥 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Maka faa'idaysatey qiimo dhimsitii 😊
Показати все...
👍 13 5👌 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝗡𝗮𝗳𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗴𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗼𝗼 𝗵𝗲𝗹 𝗸𝗼𝗼𝗿𝘀𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗼𝗯𝗰𝗶𝘆𝗮 Waxaanu qiimo dhimis ku samaynay lacagtii diwaangalinta ahayd muddo 48 saacadood ka faa'idaysi wacan. 11 coursesba ardaygu wuu wada dhiganayaa. 1: International Cooperation and Humanitarian Aid 2: International Humanitarian Law 3: Humanitarian Leadership and People Management 4: Monitoring and Evaluation 5:Integrated Management of Acute Malnutrition 6: Water Sanitation and Hygiene 7: Humanitarian Response to Conflict and Disaster Management 8: logistics and supply chain in Emergencies 9: Leadership & Project Management For NGOs 10: Elements of Social Work Interventions 11: Social Planning and Social Policy Nagala soo xiriir numberadan +252634124865 /Call: 0634071491 Ama linkigan taabo kadib fariin noosoo dir https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1
Показати все...
👍 16 10👏 2👌 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Leadership and Project Management For NGOs
Показати все...
👍 39 21👏 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
*FURSAD KALE* Waxaanu qiimo dhimis ku samaynay diplomadii muddo 40 saacadood ah, waxaana loogu tala galey 50 arday oo kaliya in ay ka faa'idaysataan qiimo dhimistan. Sidoo kale waxaanu kusoo darnay diplomada 4 courses oo kale waxaaney tirodoodu isku noqanayaan 11 courses oo dhan. 1: logistics and supply chain in Emergencies 2: Leadership & Project Management For NGOs 3: International Organizations Management 4: Maternal and child nutrition
Показати все...
25👍 11🥰 1👏 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Leadership and Project Management For NGOs
Показати все...
38👏 7👍 2🔥 2
00:06
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Logistics and Supply Chain In Emergencies
Показати все...
1.74 MB
👍 15 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Muddo 6 bilood ah go,aan waxad ku qaadata in aad naftaada horumariso , 6da bilood xaflado haka qayb galin , maqaaxi iyo hotel Sheeko ha u tagin , kaliya u dhaxee gurigaaga Iyo goob aad wax ka faaidayso . Ku dadaal in aad xirfado barato , Luqadaha Iska dhisto cibadadana aad badsato , lixdaa bilood noloshaada danbe oo dhan ayaad ka faa'idi doontaa horumarka aad Samayso .
Показати все...
👍 58 29🥰 14🔥 2
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.