cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Mucaashaq hore

Channel-kaan waxaa loo sameeyey dumarka soomaaliyeed si loogu amaano misana loogu weyneeyo .

Больше
Рекламные посты
533
Подписчики
+524 часа
+287 дней
+8930 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
My heart can't take this damage. 💔💔 Qalbigeyga ma xamili karo dhaawacan. 💔💔
Показать все...
💔 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Shumac aadmi kuu daaray Koley waa shan maalmoode Shida laanbad kuu gaar ah🤞 -👋❤️
Показать все...
👍 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
انت بقلبي مهما حالت المسافات بيننا.💖✈ Qalbigeyga ayaad ku jirtaa masaafo kasta oo noo dhaxaysa.✈💖
Показать все...
3👍 1🥰 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
أخاف عليك وكأنك خلقت من قلبي.❤ Waxaan kaaga baqaa sidii mid qalbigayga lagu abuuray.❤
Показать все...
2🥰 2👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
لا تختر الشخص الجميل ، اختر الشخص الذي يجعل حياتك جميلة. 💞🌱 Ha dooran qof qurux badan, dooro midka noloshaada ka dhigaayo nolol qurux badan.💞🌱
Показать все...
👏 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
احتفظ بقلبك ، لشخص يستحقه. 🖤 Ku xafid qalbigaaga qof uqalma. 🖤
Показать все...
3👍 1🔥 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
‌‎‌‎من يريدك في حياته يعرف جيدا كيف يحافظ عليك Kan kuu rabo noloshiisa wuu yaqaana sida uu kuu ilaalinaayo
Показать все...
3
As asxabta igu xiran Waxaan idin ogeysiina In beri ay tahey Maalinta sagaalaad Ee bisha muxaram يوم عاشوراء Waa maalintii uu allah nabi muuse iyo qoomkiisa Uu kabad baadi fircooni iyo qoomkiisa Hadii ad soonto maalinka 10 aad Ee bisha muxram Waxaa laguu dhaafaya sanadkii lasoodhafey danbigii ad gashey Waxaa sunno ah In laga hormariyo maalin Ama laga danbeysiyo maalin Waxaa fiican In laga hormariyo maalin Si yahuuda lookhilaafo Beri oo isniin ah iyo maalinka talaadada An ka faa ideysano Sxp gaarsi inta an ogeen shere udheh 🙏🙏 Balanteena waa in an soono hadii uu alle nagaarsoyo l,a✅
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Marabo Qalbigaaga inu qofkle ila yeesho❤️💯
Показать все...
3😍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Jecelku ma toosayo Lugihiisna kuma istaagi doono hadii la waayo xididka dareenka iyo xushmad .❤ Haddi midkood lumo ama la waayo jecelkaas waa Curyaan💔
Показать все...
🥰 3
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.