cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Daalib Academy

Kanaalka horumarinta nolosha

Больше
Рекламные посты
5 529
Подписчики
-324 часа
-227 дней
-13030 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Walaalayaal koorsooyin ka kala ah: Koordada maamulka Koorsada shaqada iyo shaqaalaha Koorsada hoggaaminta Waa idin diyaar ee fadlan qof kii u baahan ha igala soo xidhiidho whatsApp kan 0617168544. Shahaadadu waa Diploma,koorso walba waxay soconeysaa muddo 3 bilood ah waana online, waxaana bixin doona macalimiinta qibrad sare leh..
Показать все...
👍 3
Показать все...
Cilmu Nafsi | qaab ka aad u fadhiisato ayaa muujinaya shaqsiyadaada| Qaab kee u fadhiisataa

👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
KOORSO CUSUB BISHA JUNE... Machad ka xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute oo aad uga barateen koorsooyin tayo leh, waxa ay bisha June 2024 idin kugu bishaareynayaan inay idiin soo kordhiyeen koorso cusub oo ah PRINCIPLE OF MANAGEMENT. Koorsadaan waxaa bixindoona Mr Hussein Hassan Dhogor oo ah bara sare oo wax ka dhiga jaamacadaha dalka. Waxa uu wax ka bartay Jomo kenyatta university of agriculture and technology master of Strategic management waana khabiir ku xeeldheer Principle of management. Koorsadu waxa ay ka kooban tahay 10 Chapter, waxa ayna soconeysaa muddo 3 bilood ah. Haddaba, yaan lagaa buuxin fasalada cusub oo ka mid noqo ardayda ugu horreeya ee isdiiwaan galisa. Tirada aan qaadaneyno waa mid xadidadan. Nagala soo xidhiidh whatsApp ka: 0617168544
Показать все...
👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
KOORSO CUSUB BISHA JUNE... Machad ka xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute oo aad uga barateen koorsooyin tayo leh, waxa ay bisha June 2024 idin kugu bishaareynayaan inay idiin soo kordhiyeen koorso cusub oo ah HUMAN RESOURCE MANAGEMENT (HRM). Koorsadaan waxaan bixindoonaa Mr-Omar Hassan oo ah bara sare oo wax ka dhiga jaamacadaha dalka, Waxa uu wax ka bartay Islamic University in Uganda master of business admintstration waxa uu kaga taqasusay Human resource management. Koorsadu waxa ay ka kooban tahay 11 Chapter, waxa ayna soconeysaa muddo 3 bilood ah. Haddaba, yaan lagaa buuxin fasalada cusub oo ka mid noqo ardayda ugu horreeya ee isdiiwaan galisa. Tirada aan qaadaneyno waa mid xadidadan. Nagala soo xidhiidh whatsApp ka: 0617168544
Показать все...
👍 6
1.91 MB
👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Bisha June waxaanu qaadaneynaa dufcadii labaad ee barata xirfadda hoggaaminta. Haddii aad dooneysid inaad noqotid hoggaamiye dadkiisa horumar iyo badhaadhe gaarsiiya, mahacadka barashada xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute ayaa kuula diyaar ah tabtii aad ku gaari kahayd. Iska diiwaangali hadda oo yeysan ku dhaafin fursaddaan. Nagala soo xidhiidh whatsApp ka: 0617168544
Показать все...
👍 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Tababar isugu jira dhiirigalin, talo iyo tusaaleyn ayaa loo qabtay qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed, tababarkaan waxaa soo agaasimay maamulka iyo hawlwadeenada jaamacadda Pan African International University, waxaana khudbad aad u qiima badan kasoo jeediyey ustaad Ayub Qalinle oo ka mid ah maamulka sare ee machadka Winner's institute . Ustaad ka ayaa ardayda kasoo qeyb gashay tabarbar ka ku dhiirigaliyey inay dadaalaan, waqtigooda ka faa'iideystaan, si ay nolosha guulo u xaqiijiyaan. Ugu dambeyntii, ardayda ayaa u mahadceliyey dhamaan aqoonyahanadii khibradooda la wadaagay, waxa ayna ballan qaadeen in talooyin ka la siiyey ay ku dhaqmi doonaan.
Показать все...
👍 2 1
Показать все...
PLAGIARISM | Xatooyada fikradaha iyo afkaarta dadka | Daalib podcast.

👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Winner's institute Machad ka barashada xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta. Waxaanu diyaarinay koorsooyin cusub oo xidhiidha maamulka iyo haggaminta, dhawaan ayaa ayna bilaaban doonaan, ee xirfadee jeclaan lahayd inaad barato. Koorsooyin ka aanu diyaarinay bisha may waxaa ka mid ah: 1:Human Resourse Management. 2:Principle of Management. 3:Project Managenement. 4:principle of Leadership. Hadaba ha moogaanin oo yeysan ku dhaafin fasalada cusub ee aanu dhawaan qaadan doonno.
Показать все...
👍 6👏 1
Показать все...
dad ka aan go`aan ka laheyn nolosha guul kama xaqiijiyaan

Halkaan waxaad ka heli kareysaa dhammaan muuqaalada la xiriira Dhiirigalinta,taariikhda, talooyin, aqoon guud, jaceylka, taariikhda wadanada iyo shaqsiyaad k...

👍 3👏 1