cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

MADASHA FAAIDO

Madasha faaido waxa ka helaysaa buugaag iyo seminaro iyo diplomamooyin https://t.me/MADASHAFAAIDO6

Больше
Рекламные посты
6 268
Подписчики
-224 часа
+147 дней
-5930 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

*_CIIL TIRE ONLINE COLLEGE_* Munaasabada ciidul adxa owgeed Dhammaan koorsooyinka Mid walba waxa ka dhigney 3$ oo kaliya Sidoo kale diplomamooyinka waxa ka dhigney mid walba 3$ oo kaliya *_QEYBAHA KOORSOOYINKA_* 1=COURSE BASIC COMPUTER. 2=COURSE GRAPHIC DESIGN. 3=COURSE NUTRITION. 4=COURSE MONITORING AND EVALUATION. 5=COURSE HEALTH WASH SANITATION WATER AND HYGIENE. 6=COURSE WEBSITE DESIGN. 7=COURSE SCHOOL MANAGEMENT SYSTEM. 8=COURSE HOTEL MANAGEMENT SYSTEM. 9=COURSE MATERNAL CHILD AND HEALTH. 10=COURSE PROJECT. PLANNING MANAGEMENT. 11=COURSE WINDOWS FORMATTING. 12=COURSE CV WRITING APPLICATION. 13=COURSE PUBLIC SPEAKING. 14=COURSE MOBILE VIDEO EDITING. 15=COURSE E-COMMERCE ALIBABA. *_QEYBAHA DIPLOMAMOOYINKA_* 1=DIPLOMA IN NURSING. 2=DIPLOMA IN NUTRITION. 3=DIPLOMA IN COMPUTER. SKILLS. 4=DIPLOMA IN ENGLISH. 5=DIPLOMA IN PUBLIC HEALTH. RIIX HALKAN HADDII AAD DOONEYSO FURSADAAN QAALIGA AH https://wa.me/message/YDTNEAFI3ZFYM1
Показать все...
abdixakiin Mohamed

Business Account

Fursada Eid-ka & ciil tire online college 🏆🔖 400 Arday ayaan siin doona Fursada DIPLOMA IN COMPUTER SKILLS. Si aad uga mid noqotid taabo linkiga hoose 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://wa.me/message/YDTNEAFI3ZFYM1 Fursadan Waxay ku eg tahay 20 june-2024.
Показать все...
abdixakiin Mohamed

Business Account

Halkee ku ciideysaa
Показать все...
New courses Course digital marketing Course video editing
Показать все...
I am sharing 'Mowduucyada_Caafimaadka' with you
Показать все...
Mowduucyada_Caafimaadka.pptx0.46 KB
Ciil Tire Online College waxaa loo aasaasay si ay u buuxiso baahiyaha waxbarasho ee dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa aan heli karin fursado waxbarasho oo caadi ah sababo la xiriira xaaladaha dalka. Ujeedooyinka ugu waa weyn ee loo aasaasay waxaa ka mid ah: 1. Helitaanka Waxbarasho: - In la siiyo fursado waxbarasho oo la heli karo qof kasta meel kasta oo uu joogo, iyada oo aan loo eegin xaaladaha dhaqaale ama bulsho. 2. Horumarinta Aqoonta: - In la xoojiyo aqoonta iyo xirfadaha shaqsiyaadka si ay u noqdaan kuwa wax soo saarka leh oo ku biirin kara horumarka bulshada. 3. Sare u Qaadida Tayada Waxbarashada: - In la bixiyo waxbarasho tayo sare leh oo la jaanqaadaysa heerarka caalamiga ah, si ardaydu u helaan aqoon iyo xirfado lagu kalsoonaan karo. 4. Fududeynta Waxbarashada: - In waxbarashada la fududeeyo oo loo soo bandhigo qaab online ah, taas oo ardayda u ogolaanaysa inay wax ku bartaan jadwalkooda gaarka ah iyo goob kasta oo ay ku sugan yihiin. 5. Kor u Qaadida Fursadaha Shaqo: - In la siiyo ardayda xirfado iyo aqoon u sahlaysa inay helaan fursado shaqo oo wanaagsan kadib marka ay dhameystaan waxbarashadooda. 6. Ka Qayb Qaadashada Nabadda iyo Dib-u-dhiska Dalka: - In waxbarashada laga dhigo aalad lagu dhiso nabadda iyo horumarka dalka, iyadoo la dhiirigelinayo ardayda inay ka qayb qaataan dib-u-dhiska iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed. Ujeedooyinkan ayaa ah kuwa aasaaska u ah Ciil Tire Online College, waxayna si gaar ah diiradda u saarayaan sidii loo horumarin lahaa bulshada Soomaaliyeed iyada oo loo marayo waxbarasho iyo aqoon.
Показать все...
Asc dhammaantiina habeen wanaagsan Waxa rajeynaya inaad fiican tihiin
Показать все...
Показать все...
ONLINE COURSES

WhatsApp Group Invite

WAXAAD TAHAY SAXAABIYAD (2).pdf5.42 KB
Фото недоступноПоказать в Telegram
Buugg : Waxaad Tahay Saxaabiyad 🧔‍♂️ Qoraa : Adham Sharqaawi 👨 Tarjume : Muxammed Cabdi Faarax ( Bin Faarax) @Dhiiragaliye
Показать все...