cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Soomaali Tech&Crypto

Kusoo dhawoow bogga Somali CryptoTech. Halkaan waxaan uga hadli doonaa arrimaha tiknoolojiyadda oo ay cryptocurrency u horayso.

Больше
Рекламные посты
15 519
Подписчики
-224 часа
-337 дней
-4730 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Salaamullah dhammaan saaxiibada boggaan ku jira. Saaxiibayaal waxaan boggaan hadda kadib kaga hadli doonaa arrimaha cryptocurrency iyo dhammaan waxyaalaha technology-yada la xiriira. Adduunka maanta waxaa si xowli ah ku socda technology-yada oo ay maalinkastaa wax cusubi ku soo kordhaayaan, gaar haan artificial intelligence (AI), waxaana mardhow isbadali doona habka aan u noolnahay, waxayna AI-du noqon doontaa mid aan si maalinle ah ula macaamilno. Hadaba si aynaan tareenkaas xawaraha sare ku socda aynaan uga dhicin waxaanu u baahanahay inaynu maalinksata apdate ahaano, baranano qaabka ay u shaqeeyaan AI-ga iyo technolgy-yada oo dhami.
Показать все...
13👍 7👏 4😁 1
/delall
Показать все...
/delall
Показать все...
/delall
Показать все...
/delall
Показать все...
/delall
Показать все...
/delall
Показать все...
/delall
Показать все...
Dell
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Ma awoodid in aad iga fogaatid, anna ma awoodo in aan ku ilaabo. Ma jiro dhul weyn oo na kala fogeeya, mana jiro dhul yar oo na kulmiya. Adne iima timaadid, anna kuma so gaaro. Midkeenba midka kale ayuu xanuunjiyaa, labadeenana waxa na wada xanuujiya jacayl".! Turjumaad.
Показать все...
8👍 1
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.