cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

HADAF KAYEELO NOLOSHA

Kannaalkaan waxaad kaheleysa Erayo jaceyl ❤️ Murugo jaceyl 💔 Qisooyin ✌️ Xigmado 🤷‍♂️ Qisooyin jaceyl 😪 Nagu soobiir oo kamid noqo saaxibada nagu xiran Owner @ustaadshaafi

نمایش بیشتر
پست‌های تبلیغاتی
13 038
مشترکین
+124 ساعت
+407 روز
+42330 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

HAQUUSAN CHANNEL Join 🤙 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/HAQUUSAN1
نمایش همه...
HAQUUSAN👊

Dhalinyarada maxee galabsadeen oo sidaan logugalaa______? Dhalin yarada waxee noqdeen kuwa lo adeegsado dabka sidii xabadii qaarneh waxee ku la deen bada qaar neh Dunida dacaladeyda ayee is tarees ku hayaa intii yareed neh dalkooda shaqo la aan ku yihiin

1
Photo unavailableShow in Telegram
Dadka dhulkaas leh ayaa dibada looga soo dhoofiyaa moos, cambe, baradho iyo khudaar kale jiilka hada soo baxayana waxaan inteena badan baranay, cilmiga kombuyutarka, maamulka, siyaasada, dhaqaalaha iwm, intaasba wax kusoo saari la’nahay oo aan ka ahayn inaan noqonay shaqo doon, shaqo la’aan ama shaqaale.
نمایش همه...
1🥴 1
Khadiija "Ninkeeyga In aan ku dhex Bahdilo TikTok baahi ayaa ii geeysay & lacag Raadis " Bahido ye baqti kusiin☺️wabahanahey baqti loma cuno😕
نمایش همه...
2
Photo unavailableShow in Telegram
DILKA IYO DHIIGA Wacyigii shiikh mustafa War Aduunka maxaa ka ratibmaayo dad lalaayo ,100 qofood aad disho maxaa ka ratibmaayo , Reer hebel ood titrtirto maxaa soo kordhaayo,waxeynu isugu faaneyno oo dhan soo ma ahan reer hebel ayaa iga dhimasho badan iyo wax badan ayaan ka dilney , waxba ma aadan faaidin 105 oo dad soomaaliyeed ayaad aakhiro qabadsiisey 😪, war walaalaheygow dhiig banii’aadam wax lagu faano ma’ahan , dhiig muslimna wax lagu faano ma’ahan , hanti muslim oo la qaado wax lagu faano ma’ahan ,cirdhi iyo sharaf muslim oo wax la yeelo wax lagu faano ma ahan Waxaan ugu baaqaa dadka umadda hogaaminaayo , hadey madaxda dowladeed tahay iyo hadey madaxda shacabka tahay iyo hadey aqoon yahan tahay iyo hadey culumo tahy , war qeyr shaqeesto dhiiga muslimka badbaadiya aakhiradiina sidaas ayaa faa’ido idinku jirtaa iyo aduunka aad nooshihiin Runtii waa wacyigii igu saameynta badnaa aan shiiq mustafa ka dhageesto Alle hanaga ilaaliyo dhiig muslim 😢😪 SHIIKH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL
نمایش همه...
1
نمایش همه...

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Calankeygow ha quusan shalley dadbaa sumacad u eheed dheeldheel kumaad imaan ragbaa god kugalley mantaneh dadbaa sumcadadi inkirey awoodadi wiiqey dunida kugu bahdilley lapatan calan korkada ku sameyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭🙏🙏
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Cugashada Dareenkii Cashaqii Igalay een La Caatobay awgaa Cuuryaami Mooye Mar Cisee Is,maad oron Cudud ii Ahow Iyo Waxaan Hadal Cimaamadan Kuu Curiya Maansaba Isma Ceebsan Goor Qudha Ku Coloobi Maynoo Calaf waa Halkiisee Cisi iigu Noloww😢🫶😘 Join 🫱https://t.me/HAQUUSAN1
نمایش همه...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Cugashada Dareenkii Cashaqii Igalay een La Caatobay awgaa Cuuryaami Mooye Mar Cisee Is,maad oron Cudud ii Ahow Iyo Waxaan Hadal Cimaamadan Kuu Curiya Maansaba Isma Ceebsan Goor Qudha Ku Coloobi Maynoo Calaf waa Halkiisee Cisi iigu Noloww😢🫶😘 Join ✍@Haquusan
نمایش همه...
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.