cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Ciil tire online college2

Ciil tire online college waa madal Waxbarasho oo online ah waxa ka helaysaa diplomamooyin iyo koorsooyin tayo leh📚 https://t.me/ciiltireonlinecollege6

Mostrar más
Finlandia1 002El idioma no está especificadoMedicina3 617
Publicaciones publicitarias
6 298
Suscriptores
-1124 horas
-87 días
+4630 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Maareynta mashruuca waa hab nidaamsan oo lagu qorsheynayo, abaabulayo, lana socodsiinayo dhammaan waxqabadyada lagama maarmaanka u ah in mashruuc gaar ah lagu dhammaystiro. Waa kuwan qaybaha muhiimka ah iyo tillaabooyinka ku lug leh: 1. Bilaabidda: Waa in la qeexo ujeedada mashruuca, baaxadda, iyo yoolalka. Hawlaha muhiimka ah waxaa ka mid ah daraasadaha suurtagalnimada, aqoonsiga daneeyayaasha, iyo sameynta dukumentiga bilowga mashruuca (project charter). 2. Qorsheynta: Waa in la sameeyo qorshe faahfaahsan oo mashruuca oo qeexaya hawlaha, jadwalka, kheyraadka, miisaaniyadda, iyo istaraatiijiyada maaraynta khataraha. Qalabyada muhiimka ah waxaa ka mid ah jaantusyda Gantt, qaab-dhismeedka hawlaha (work breakdown structures), iyo qiimeynta khataraha. 3. Fulin: Qorshaha mashruuca waa in la hirgeliyaa iyadoo la isku dubaridayo dad iyo kheyraad. Tani waxay ku lug leedahay hawl-qaybsi, hoggaaminta kooxda, maaraynta isgaarsiinta, iyo raacista qorshaha mashruuca. 4. Kormeeridda iyo Xakameynta: Waa in la raadiyo horumarka mashruuca, la maareeyo isbeddellada, lana hubiyo in yoolalka mashruuca la gaaro. Tani waxay ku lug leedahay warbixinta waxqabadka, xakamaynta tayada, iyo maaraynta khataraha. 5. Gabagabeynta: Waa in la soo gabagabeeyo dhammaan hawlaha mashruuca, la wareejiyo natiijooyinka, la sii daayo kheyraadka mashruuca, lana sameeyo qiimeyn kadib mashruuca. Tan waxaa ku jira ururinta casharada laga bartay iyo hubinta dhamaystirka dukumentiyada. Maareynta mashruuca ee guuleysta waxay hubisaa in mashruucyada lagu dhammeeyo waqtigooda, miisaaniyadda gudaheeda, laguna gaaro heerarka tayada la doonayo, iyadoo la waafajinayo yoolalka istiraatiijiga ah ee ururka.
Mostrar todo...
𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛: Graphic Design (Adobe Photoshop) Ciil tire online college waa waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin keentay koorsada Graphic Design (Photoshop).Koorsada waxaa diyaariyay Eng. Ahmed Hassan oo ka dhiga koorsada qaar ka mid ah jaamacadaha dalka ahna khabiir ku takhasusay culuumta computer ka. Koorsada markaad dhameysato waxaad awood u yeelan doonta in aad si wax ku ool ah aad ugu nashqadeyso Adobe Photoshop sawirada, sumadaha ganacsiyada (logos), kaararak noocyadooda kala duwan iyo nashqado kale oo tirabadan. Riix halkan haddii dooneysaa course Graphic design https://wa.me/message/YDTNEAFI3ZFYM1
Mostrar todo...
abdixakiin Mohamed

Business Account

👍 1
WAA MADAL WAXBARASHO OO ONLINE AH WAXA KA HELAYSAA DIPLOMAMOOYIN IYO KOORSOOYIN TAYO LEH KU SOO BIIR HADDII AAD TAHEY QOF JECEL WAXBARASHADA https://chat.whatsapp.com/CM1S0yCvn3K9SIoDEcvTyu
Mostrar todo...
CIIL TIRE ONLINE COLLEGE

WhatsApp Group Invite

👍 1
WAXAA LA QAADANAYA 30 ARDEY BASIC COMPUTER WAA 29 MUUQAAL QIIMAHA WAA 2$ MAGACAAGA OO SADDEXAN SOO QOR SHAHAADDO WAA HELAYSAA KA FAAIDEYSI WACAN
Mostrar todo...
👍 1
🙏🙏🙏🙏✍✍✍✍🙏🙏🙏
Mostrar todo...
WAXAA LA QAADANAYA 30 ARDEY BASIC COMPUTER WAA 29 MUUQAAL QIIMAHA WAA 2$ MAGACAAGA OO SADDEXAN SOO QOR SHAHAADDO WAA HELAYSAA KA FAAIDEYSI WACAN
Mostrar todo...
SHARE GAREEYA IDINKOO MAHADSAN Ciil tire online college waa madal Waxbarasho oo online ah waxa ka helaysaa diplomamooyin iyo koorsooyin tayo leh📚 https://t.me/ciiltireonlinecollege6
Mostrar todo...
Ciil tire online college2

Ciil tire online college waa madal Waxbarasho oo online ah waxa ka helaysaa diplomamooyin iyo koorsooyin tayo leh📚

https://t.me/ciiltireonlinecollege6

👍 1
CIIL TIRE ONLINE COLLEGE WAXA KA HELI DOONTAAN WAX AAD KU FAAIDI DOONTAAN XIRFAD IDIN NOQON DOONTO
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram