cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

HADAF KAYEELO NOLOSHA

Kannaalkaan waxaad kaheleysa Erayo jaceyl ❤️ Murugo jaceyl 💔 Qisooyin ✌️ Xigmado 🤷‍♂️ Qisooyin jaceyl 😪 Nagu soobiir oo kamid noqo saaxibada nagu xiran Owner @ustaadshaafi

Mostrar más
Publicaciones publicitarias
13 038
Suscriptores
+124 horas
+407 días
+42330 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

02:15
Video unavailableShow in Telegram
Codki magacii haldorkii dalkii calan kii iyo dadkii usohalgamey ? Shilinka ladhafsadey aade ino xanujinee damirla aanta mantey dalkeyna ku habsatey hadaan nahey dhalinyarada dalka iyo ubaxa dalka waa inaa kadhidhinaa musibada iyo magac xumada dalkeyna malin walpo ka dhaceyso waxaa dhiman dadka in la iibsado waayo horaaa lo iib sadey calanki iyo qèyradka dalka dalkegow ha quusan😭 @HAQUUSAN1
Mostrar todo...
4.12 MB
1
HAQUUSAN CHANNEL Join 🤙 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/HAQUUSAN1
Mostrar todo...
HAQUUSAN👊

Dhalinyarada maxee galabsadeen oo sidaan logugalaa______? Dhalin yarada waxee noqdeen kuwa lo adeegsado dabka sidii xabadii qaarneh waxee ku la deen bada qaar neh Dunida dacaladeyda ayee is tarees ku hayaa intii yareed neh dalkooda shaqo la aan ku yihiin

1
Photo unavailableShow in Telegram
Dadka dhulkaas leh ayaa dibada looga soo dhoofiyaa moos, cambe, baradho iyo khudaar kale jiilka hada soo baxayana waxaan inteena badan baranay, cilmiga kombuyutarka, maamulka, siyaasada, dhaqaalaha iwm, intaasba wax kusoo saari la’nahay oo aan ka ahayn inaan noqonay shaqo doon, shaqo la’aan ama shaqaale.
Mostrar todo...
1🥴 1
Khadiija "Ninkeeyga In aan ku dhex Bahdilo TikTok baahi ayaa ii geeysay & lacag Raadis " Bahido ye baqti kusiin☺️wabahanahey baqti loma cuno😕
Mostrar todo...
3
Photo unavailableShow in Telegram
DILKA IYO DHIIGA Wacyigii shiikh mustafa War Aduunka maxaa ka ratibmaayo dad lalaayo ,100 qofood aad disho maxaa ka ratibmaayo , Reer hebel ood titrtirto maxaa soo kordhaayo,waxeynu isugu faaneyno oo dhan soo ma ahan reer hebel ayaa iga dhimasho badan iyo wax badan ayaan ka dilney , waxba ma aadan faaidin 105 oo dad soomaaliyeed ayaad aakhiro qabadsiisey 😪, war walaalaheygow dhiig banii’aadam wax lagu faano ma’ahan , dhiig muslimna wax lagu faano ma’ahan , hanti muslim oo la qaado wax lagu faano ma’ahan ,cirdhi iyo sharaf muslim oo wax la yeelo wax lagu faano ma ahan Waxaan ugu baaqaa dadka umadda hogaaminaayo , hadey madaxda dowladeed tahay iyo hadey madaxda shacabka tahay iyo hadey aqoon yahan tahay iyo hadey culumo tahy , war qeyr shaqeesto dhiiga muslimka badbaadiya aakhiradiina sidaas ayaa faa’ido idinku jirtaa iyo aduunka aad nooshihiin Runtii waa wacyigii igu saameynta badnaa aan shiiq mustafa ka dhageesto Alle hanaga ilaaliyo dhiig muslim 😢😪 SHIIKH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL
Mostrar todo...
1
Mostrar todo...

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Calankeygow ha quusan shalley dadbaa sumacad u eheed dheeldheel kumaad imaan ragbaa god kugalley mantaneh dadbaa sumcadadi inkirey awoodadi wiiqey dunida kugu bahdilley lapatan calan korkada ku sameyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭🙏🙏
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Cugashada Dareenkii Cashaqii Igalay een La Caatobay awgaa Cuuryaami Mooye Mar Cisee Is,maad oron Cudud ii Ahow Iyo Waxaan Hadal Cimaamadan Kuu Curiya Maansaba Isma Ceebsan Goor Qudha Ku Coloobi Maynoo Calaf waa Halkiisee Cisi iigu Noloww😢🫶😘 Join 🫱https://t.me/HAQUUSAN1
Mostrar todo...
👍 1
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.