ch
Feedback
QOLKA- RAJADA (USRAP)

QOLKA- RAJADA (USRAP)

关闭频道

Qolkan waxaa loogu tallo galay oo kali ah Wixii qoxootiga khuseeya

显示更多
2 999
订阅者
-324 小时
-247
-9030
吸引订阅者
六月 '26
六月 '260
在0个频道中
五月 '260
在0个频道中
Get PRO
四月 '26
+31
在0个频道中
Get PRO
三月 '26
+21
在0个频道中
Get PRO
二月 '26
+48
在0个频道中
Get PRO
一月 '26
+46
在0个频道中
Get PRO
十二月 '25
+72
在0个频道中
Get PRO
十一月 '25
+92
在0个频道中
Get PRO
十月 '25
+266
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+61
在0个频道中
Get PRO
八月 '25
+88
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+134
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+83
在0个频道中
Get PRO
五月 '25
+40
在0个频道中
Get PRO
四月 '25
+70
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+37
在0个频道中
Get PRO
二月 '25
+80
在0个频道中
Get PRO
一月 '25
+117
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+196
在0个频道中
Get PRO
十一月 '24
+347
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+263
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+99
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+149
在0个频道中
Get PRO
七月 '24
+195
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+149
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+1 157
在0个频道中
日期
订阅者增长
提及
频道
17 六月0
16 六月0
15 六月0
14 六月0
13 六月0
12 六月0
11 六月0
10 六月0
09 六月0
08 六月0
07 六月0
06 六月0
05 六月0
04 六月0
03 六月0
02 六月0
01 六月0
频道帖子
*OGAYSIIS MUHIIM AH* *9 LE WUXUU JAANIS HAYSTAA ILAA JIMCAHA* *CIDII MAANTA BARI IYO SAADANBE IMAN WAYDA* *JAANIS DANBE LAMA SIINAYO SHAQADA IN LA SOO GABO GABEEYO AYAA LARABAA* HADHOW CALAACALKA YARAYSO ADIGOO HADA HELI KARA IN AAD MARTO TIROKOOBKAAGA JAANISKAAGU WAA HALMAR SALAAMA WARGALI CIDII AAD TAQAANO FADLAN EE 9 LE AH TIRIKOOBKANA MARIN

2
WAXAA KA CODSANAYAA TIRADA 9 LE INTA DHIMAN INEY SOO XAADIRAAN MAXAA YEELAY 9 LE WAA DHAMMAAD . WAXAA RAJEYN INAA FURSADA ISKA DAYICIDOONIN INSHA ALLAH!!!!!!!
296
3
DADKA QAAR WAXAY AAMIN SAN YIHIIN MAXAA LAGA QAADI HADII LA IGA JABSADO Qodobadan ma oga laakiin👇 IN GMAIL KIISII 'UU RSC AFRICA KULA XIDHIIDHAYAY LAGA JABSANAYO WAX ALLE WIXII LA DOONANA LOODIRI KARO HADHOWNA RSC africa WAXAY KU DHIHI WAA ADIGII XOGTAN NOOSOO DIRAY KAWARAN* 😳 indhaha uun baad taagi Whatsapkaagi iyo telegramkaagii baa qof kale iyo dhamaan dadka kugu jira LOOGU DIRI SAWIRO ANSHAX XUMO AH DADKII SEED UGA WADA DHAADHICIN ANI MAAHA ILEEN GACANTAADABA KUMA JIRAAN WHATSAP TELEGRAM IYO FACEBOOK HADHOW AI DHIB YAR BAA LAGU HELAYAA BASWRD DHIS KAAGA BANKIYADA EBIRTA IYO DHAMAAN XOGTAADA salaama dhamaan ka taxadarada arimahaas
561
4
FADLAN HA ISKU FURIN LINKI LAGUU SOO DIRAY * FACEBOOK * ⁠TELEGRAM * ⁠WHATSAPP IYO DHAMAAN LINKI'YADA LAGUU SODIRO HA FURIN HADII UUNA AHAYN LINKI AAD QOF KASUGAYSAY OO LA HUBO TUSAALE HADII HADA LAGUU SOODIRO LINKI DHAHAYA QOXOTIGII BAA LA FURAY KU DHUFO HALKAN AI AAD U ARAGTO DEE DAD BADAN OO KUWADA DHACAYA DABINKAAS AYAAN GARANAYAA WAXA AAD JECESHAHAY AMA AAD KHADKA KA RAADISO INTA BADAN AYAA LAGUU SOO DHEX RAACAYAA DAD BADAN AYAA HADA WHATSAPKII TELEGRAM KII FACEBOOK GII LAGALA WAREEGAY OO MEEL AY WAX KA BILAABAAN GARAN LA MARKAA FADLAN KA TAXADARA
494
5
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN😭 ALLE HA U NAXARIISTO MACALIN MAXAMED ZAID
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN😭 ALLE HA U NAXARIISTO MACALIN MAXAMED ZAID
853
6
Liistadani waa dadkii ay Ebirta ka khaldanayd ee cid kasta oo Magaceeda ka heshaa Hala Soo xiriirto xafiiska Gudiga dhexe ee
Liistadani waa dadkii ay Ebirta ka khaldanayd ee cid kasta oo Magaceeda ka heshaa Hala Soo xiriirto xafiiska Gudiga dhexe ee qaxootiga
929
7
Waad mahadsan tihiin Muna Mustafe Yusuf waan helnay 🙏🙏
886
8
Waxaa si deg deg ah loogu baahan yahay Muna Mustafe Yusuf Fadlan cidii taqaanaa ha war geliso
896
9
OGEYSIIS MUHIIM AH.. Dhamaan bulshada qaxootiga ee sedexda zone waxaa la ogeysiinayaa in beri uu jiro olole nadaafeed, sidaa darteed cid kasta oo Qayb ka ahayd murq-maalka Qaybtiisa 1aad, 2aad iyo 3aad inay xaadir ku ahaadaan zoonashooda oo ay la shaqeeyaan xubnaha Gudiga dhexe ee sedexda zone. ‎ ‎Fiiro Gaar ah.. ‎ ‎Ololahaan nadaafeed waa mid aad u muhiim ah maadama ay imaanayaa wafdi heer sare ah sidaa darteed waxaa cid kasta oo qaxootiga ah la ogeysiinayaa inay subaxa 8:30AM xaadir ahaadaan. ‎
941
10
OGEYSIIS MUHIIM AH.. ‎ ‎ ‎Dhalinyarada qaxootiga ee ah ee ka shaqeeya bajaajyada waxaan ogeysiinaynaa in caawa ilaa beri ay taxadar badan muujiyaan iskana ilaaliyaan inay aadaan dhanka xadka sida wajaale ,Boorama IWM, maadaama uu beri Dalka Ethiopia galayo Doorasha guud.
765
11
Qoraal Hagitaan ah oo loogu talagalay Qaxootiga ku sugan Itoobiya: Doorashooyinka Guud ee 2026 Taariikh: May 2026 Loogu talagalay: Qaxootiga iyo magangelyo-doonka ajaanibta ah ee ku nool Itoobiya 1. Xog Muhiim ah oo ku saabsan Doorashooyinka Soo Socda * Doorashooyinka guud ee dalka oo dhan waxaa loo qorsheeyay inay dhacaan 1-da Juun 2026. * Doorashooyinkan waxaa lagu dooranayaa: * Golaha Wakiillada Shacabka ee Federaalka * Golaha deegaanka ee dowlad-goboleedyada * Hay’adda Qaranka Doorashooyinka Itoobiya (NEBE) ayaa mas’uul ka ah maamulka doorashooyinka. 2. Xuquuqda Codbixinta ee Qaxootiga Qaxootiga iyo magangelyo-doonka ajaanibta ah ee ku sugan Itoobiya ma codeyn karaan doorashooyinka Itoobiya ee soo socda. * Kaliya muwaadiniinta Itoobiya ayaa xaq u leh inay ka codeeyaan doorashooyinka qaranka iyo kuwa dowlad-goboleedyada. * Haddii aad tahay qof ajnabi ah oo haysta xaalad qaxootinimo, xaq uma lihid: * inaad cod bixiso * ama aad isu sharaxdo doorashooyinka * Ma jiraan habab gaar ah oo qaxootigu uga qayb qaadan karaan nidaamka doorashooyinka. 3. Talooyin ku Saabsan Ammaanka iyo Badbaadada Xilliyada doorashooyinka waxaa dhici karta xiisad amni oo kordha gudaha dalka. Waxaad la kulmi kartaa: * Adkeyn amni iyo xaddidaadyo ku meel gaar ah oo socdaalka ah meelo gaar ah. * Joogitaanka ciidamada ammaanka oo kordha. * Carqalado ku yimaada gaadiidka iyo adeegyada maalinlaha ah. * Isu-soo-baxyo siyaasadeed ama mudaharaadyo keeni kara rabshado. Talooyin * Ka fogow dhammaan isu-soo-baxyada siyaasadeed, mudaharaadyada, iyo kulamada waaweyn ee la xiriira doorashooyinka. * Hore u qorshee safarkaaga, kana war hay xayiraadaha ku meel gaarka ah ee ay soo rogaan maamulka deegaanka. * Inta suurtagal ah ku sug meesha aad degan tahay inta lagu jiro waqtiga ugu mashquulka badan ee doorashooyinka. * Iska ilaali inaad si fagaare ah uga hadasho arrimaha siyaasadda. * Mar walba sidato dukumentiyada aqoonsigaaga. 4. Ilaalinta Xuquuqdaada iyo Helitaanka Adeegyada * Xuquuqdaada qaxootinimo waxaa ilaaliya sharciga Itoobiya iyo heshiisyada caalamiga ah. * Doorashooyinku waa inaysan saameyn ku yeelan: * adeegyada ilaalinta * raashinka * caafimaadka * waxbarashada * Haddii aad la kulanto: * cabsi gelin * dhibaateyn * ama takoor la xiriira xilliga doorashooyinka si degdeg ah ugu wargeli: * RRS * UNHCR * maamulka deegaanka 5. Sida loola Xiriiri karo UNHCR si loo helo Caawimaad Haddii aad u baahan tahay: * gargaar ilaalin, * taageero amni, * ama caawimaad kale inta lagu jiro doorashooyinka, waxaad la xiriiri kartaa UNHCR siyaabahan: * Qof ahaan: Booqo xafiiska kuugu dhow ee UNHCR ama xarunta soo dhaweynta RRS ee deegaankaaga (sida Gullele ee Addis Ababa ee qaxootiga magaalooyinka, ama xafiisyada ku dhow xeryaha qaxootiga). * Online: Booqo UNHCR Ethiopia Help Site si aad u hesho macluumaad iyo hagitaan dheeraad ah. * Siyaabo kale: La xiriir shaqaalaha UNHCR ee jooga xeradaada ama ururrada iskaashatada la shaqeeya UNHCR. 6. Sida loo Helo Macluumaad Sax ah * La soco ogeysiisyada rasmiga ah ee kasoo baxa RRS iyo UNHCR ee ku saabsan isbeddellada adeegyada inta lagu jiro doorashooyinka. * Ku kalsoonow oo keliya macluumaadka ka yimaada: * UNHCR * RRS * ama hay’adaha samafalka ee lagu kalsoon yahay * Ka fogow wararka aan la hubin ee lagu faafiyo baraha bulshada. * Ogoow in isgaarsiinta iyo gaadiidku ay mararka qaar hakad geli karaan. 7. Farriinta Muhiimka ah Adigoo ah qaxooti ku sugan Itoobiya, mudnaantaada ugu weyn waqtigan waa badbaadadaada iyo tan qoyskaaga. * Ixtiraam sharciyada Itoobiya. * Dhexdhexaad ka noqo arrimaha siyaasadda gudaha dalka. * Diiradda saar ilaalinta iyo caafimaadkaaga. Adeegyada bani’aadannimo waxaa la filayaa inay sii socdaan, balse carqalado ku meel gaar ah way dhici karaan. Badbaado joog. Dhexdhexaad joog. Xog ogaal ahow. Wixii cabashooyin ama walaac ilaalin ah, la xiriir UNHCR ama RRS ee deegaanka aad degan tahay.
1 023
12
WAA FARIIN KU SOCOTA QAXOOTIGA KU NOOL DALKA ETHIOPIA, MAADAAMA MAALMAHA SOO SOCDA UU DALKA GALI DOONO MARXALAD DOORASHO AH.
802
13
没有文字...
839
14
没有文字...
778
15
没有文字...
727
16
Eid Mubarak dhamaan asxaabta qiimaha leh.🥳 Allah naga aqbalo cibaadada, hana naga dhigo kuwa kheyr ku ciida.
945
17
E-Birr ta eeg 🫡😁🫣
1 114
18
OGEYSII TIRAKOOBKA 10 LE ISNIINTA AYAA U DANBEYSA EE INTIINA HARSAN WAQTI MAHAYSATAAN FADLAN JAANISKA WUXIU KU EGYAHAY ISNIINTA INSHA ALLAH!!
1 613
19
1) ABDI ASKAR BILE 2) ASMA ABDULLAHI QADI 3) SUHAYB OMER MOHAMMUD 4) HAWA ABDULLAHI OSMAN 5) NIMO MOHAMED DAHIR 6) FEHIMA OMER MOHAMMUD 7) MUSTEFE HUSSEIN 8) HAMZA OUSMAN AHMMED 9) NIMO BEDEL AHMED 10) DAHIR IBRAHIM ALI 11)SAFIYA ABDI ALI 12) FATUMO ISMAIL AWALE 13) MOHAMED ABDULAHI SHERIF 14) HALIMA MOHAMED YUSUF 15) HADAYO OSMAN AHMMED 16) WARDA OSMAN AHMMED 17) HAMZA OUSMAN AHMMED DADKANI WAA DADKI AAN ID CARD U HAYNEY EE ZONE (3)WAXAA KA CODSANEYNAA IN AY KA QAADA DOONAAN ID CARD ZOA/OSS INSHA ALLAH!!!!!!!
1 571
20
1) ABDI ASKAR BILE 2) ASMA ABDULLAHI QADI 3) SUHAYB OMER MOHAMMUD 4) HAWA ABDULLAHI OSMAN 5) NIMO MOHAMED DAHIR 6) FEHIMA OMER MOHAMMUD 7) MUSTEFE HUSSEIN 8) HAMZA OUSMAN AHMMED 9) NIMO BEDEL AHMED 10) DAHIR IBRAHIM ALI 11)SAFIYA ABDI ALI 12) FATUMO ISMAIL AWALE 13) MOHAMED ABDULAHI SHERIF 14) HALIMA MOHAMED YUSUF 15) HADAYO OSMAN AHMMED 16) WARDA OSMAN AHMMED 17) HAMZA OUSMAN AHMMED DADKANI WAA DADKI AAN ID CARD U HAYNEY EE ZONE (2) WAXAA KA CODSANEYNAA IN AY KA QAADA DOONAAN ID CARD ZOA/OSS INSHA ALLAH!!!!!!!
0