QOLKA- RAJADA (USRAP)
قناة بسيطة
Qolkan waxaa loogu tallo galay oo kali ah Wixii qoxootiga khuseeya
إظهار المزيد2 992
المشتركون
-124 ساعات
-177 أيام
-8930 أيام
جاري تحميل البيانات...
القنوات المماثلة
سحابة العلامات
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
يونيو '26
يونيو '260
في 0 قنوات
مايو '260
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '26
+31
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '26
+21
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '26
+48
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '26
+46
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '25
+72
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '25
+92
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '25
+266
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '25
+61
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '25
+88
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '25
+134
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '25
+83
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '25
+40
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '25
+70
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '25
+37
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '25
+80
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '25
+117
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '24
+196
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '24
+347
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '24
+263
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '24
+99
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '24
+149
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '24
+195
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '24
+149
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '24
+1 157
في 0 قنوات
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 20 يونيو | 0 | |||
| 19 يونيو | 0 | |||
| 18 يونيو | 0 | |||
| 17 يونيو | 0 | |||
| 16 يونيو | 0 | |||
| 15 يونيو | 0 | |||
| 14 يونيو | 0 | |||
| 13 يونيو | 0 | |||
| 12 يونيو | 0 | |||
| 11 يونيو | 0 | |||
| 10 يونيو | 0 | |||
| 09 يونيو | 0 | |||
| 08 يونيو | 0 | |||
| 07 يونيو | 0 | |||
| 06 يونيو | 0 | |||
| 05 يونيو | 0 | |||
| 04 يونيو | 0 | |||
| 03 يونيو | 0 | |||
| 02 يونيو | 0 | |||
| 01 يونيو | 0 |
منشورات القناة
ZONE (1) ID CARD
1)NAJAH ABDULAHI MOHAMMED
2)AHMED ABDI ABDILAHI
3) ISTAHIL MAHAMUD FARAH
4) HODAN IBRAHIM MOHAMMED
5)AISHA ALIDAHIR AHMED
6) HODO MAALIN ABDI DUALLE
7) SAMIYA MOHAMED HUSSEIN
8) MARWA FARAH ABDULLAHI
9) FALASTIN MOHAMED NASIR
ZONE (2) ID CARD
1) MUSSE AHMMED IBRAHIM
2) FATUMO AHMED IBRAHIM
3) MOHAMED FAISAL MOHAMED
4) RAHMA ABDI DAUD
5) LEYLA ABDI DAUD
6) ASIYA IBRAHIM BASHIR
7) ANES SHEMSEDI ABDINUR
8) NIMO MUHUMED AHMED
9) ABDIKARIM MUHUMED
AHMED
10) MUNA ABIB NIMAN
11) IKRAN ABIB NIMAN
12) SUAIB ABIB NIMAN
ZONE(3) ID CARD
1) SUHAYB OMER MOHAMMUD
2) NIMO BEDEL AHMED
3) SAFIYA ABDI ALI
4) HAWA ABDULLAHI OSMAN.
DADKAN WAA DADKI AAN ID CARD KA HAYNNEY KUWA CUSUB IYO KUWA HORE WAY ISUGU JIRAAN EE FADLAN INAA QAADATAAN AYAA IDINKA CODSANEYNAA INSHA ALLAH!!!
| 2 | *OGAYSIIS MUHIIM AH*
*9 LE WUXUU JAANIS HAYSTAA ILAA JIMCAHA*
*CIDII MAANTA BARI IYO SAADANBE IMAN WAYDA*
*JAANIS DANBE LAMA SIINAYO SHAQADA IN LA SOO GABO GABEEYO AYAA LARABAA*
HADHOW CALAACALKA YARAYSO ADIGOO HADA HELI KARA IN AAD MARTO TIROKOOBKAAGA
JAANISKAAGU WAA HALMAR SALAAMA
WARGALI CIDII AAD TAQAANO FADLAN EE 9 LE AH TIRIKOOBKANA MARIN | 504 |
| 3 | WAXAA KA CODSANAYAA TIRADA 9 LE INTA DHIMAN INEY SOO XAADIRAAN MAXAA YEELAY 9 LE WAA DHAMMAAD . WAXAA RAJEYN INAA FURSADA ISKA DAYICIDOONIN INSHA ALLAH!!!!!!! | 494 |
| 4 | DADKA QAAR WAXAY AAMIN SAN YIHIIN MAXAA LAGA QAADI HADII LA IGA JABSADO
Qodobadan ma oga laakiin👇
IN GMAIL KIISII 'UU RSC AFRICA KULA XIDHIIDHAYAY LAGA JABSANAYO
WAX ALLE WIXII LA DOONANA LOODIRI KARO
HADHOWNA RSC africa WAXAY KU DHIHI WAA ADIGII XOGTAN NOOSOO DIRAY KAWARAN*
😳 indhaha uun baad taagi
Whatsapkaagi iyo telegramkaagii baa qof kale iyo dhamaan dadka kugu jira
LOOGU DIRI SAWIRO ANSHAX XUMO AH
DADKII SEED UGA WADA DHAADHICIN ANI MAAHA
ILEEN GACANTAADABA KUMA JIRAAN WHATSAP TELEGRAM IYO FACEBOOK
HADHOW AI DHIB YAR BAA LAGU HELAYAA BASWRD DHIS KAAGA
BANKIYADA EBIRTA IYO DHAMAAN XOGTAADA
salaama dhamaan ka taxadarada arimahaas | 714 |
| 5 | FADLAN HA ISKU FURIN LINKI LAGUU SOO DIRAY
* FACEBOOK
* TELEGRAM
* WHATSAPP
IYO DHAMAAN LINKI'YADA LAGUU SODIRO
HA FURIN HADII UUNA AHAYN LINKI AAD QOF KASUGAYSAY OO LA HUBO
TUSAALE HADII HADA LAGUU SOODIRO LINKI DHAHAYA QOXOTIGII BAA LA FURAY KU DHUFO HALKAN AI AAD U ARAGTO
DEE DAD BADAN OO KUWADA DHACAYA DABINKAAS AYAAN GARANAYAA
WAXA AAD JECESHAHAY AMA AAD KHADKA KA RAADISO INTA BADAN AYAA LAGUU SOO DHEX RAACAYAA
DAD BADAN AYAA HADA WHATSAPKII TELEGRAM KII FACEBOOK GII LAGALA WAREEGAY OO MEEL AY WAX KA BILAABAAN GARAN LA MARKAA FADLAN KA TAXADARA | 574 |
| 6 | INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN😭
ALLE HA U NAXARIISTO MACALIN MAXAMED ZAID | 929 |
| 7 | Liistadani waa dadkii ay Ebirta ka khaldanayd ee cid kasta oo Magaceeda ka heshaa Hala Soo xiriirto xafiiska Gudiga dhexe ee qaxootiga | 983 |
| 8 | Waad mahadsan tihiin
Muna Mustafe Yusuf waan helnay 🙏🙏 | 1 023 |
| 9 | Waxaa si deg deg ah loogu baahan yahay
Muna Mustafe Yusuf
Fadlan cidii taqaanaa ha war geliso | 1 035 |
| 10 | OGEYSIIS MUHIIM AH..
Dhamaan bulshada qaxootiga ee sedexda zone waxaa la ogeysiinayaa in beri uu jiro olole nadaafeed, sidaa darteed cid kasta oo Qayb ka ahayd murq-maalka Qaybtiisa 1aad, 2aad iyo 3aad inay xaadir ku ahaadaan zoonashooda oo ay la shaqeeyaan xubnaha Gudiga dhexe ee sedexda zone.
Fiiro Gaar ah..
Ololahaan nadaafeed waa mid aad u muhiim ah maadama ay imaanayaa wafdi heer sare ah sidaa darteed waxaa cid kasta oo qaxootiga ah la ogeysiinayaa inay subaxa 8:30AM xaadir ahaadaan.
| 1 088 |
| 11 | OGEYSIIS MUHIIM AH..
Dhalinyarada qaxootiga ee ah ee ka shaqeeya bajaajyada waxaan ogeysiinaynaa in caawa ilaa beri ay taxadar badan muujiyaan iskana ilaaliyaan inay aadaan dhanka xadka sida wajaale ,Boorama IWM, maadaama uu beri Dalka Ethiopia galayo Doorasha guud. | 801 |
| 12 | Qoraal Hagitaan ah oo loogu talagalay Qaxootiga ku sugan Itoobiya: Doorashooyinka Guud ee 2026
Taariikh: May 2026
Loogu talagalay: Qaxootiga iyo magangelyo-doonka ajaanibta ah ee ku nool Itoobiya
1. Xog Muhiim ah oo ku saabsan Doorashooyinka Soo Socda
* Doorashooyinka guud ee dalka oo dhan waxaa loo qorsheeyay inay dhacaan 1-da Juun 2026.
* Doorashooyinkan waxaa lagu dooranayaa:
* Golaha Wakiillada Shacabka ee Federaalka
* Golaha deegaanka ee dowlad-goboleedyada
* Hay’adda Qaranka Doorashooyinka Itoobiya (NEBE) ayaa mas’uul ka ah maamulka doorashooyinka.
2. Xuquuqda Codbixinta ee Qaxootiga
Qaxootiga iyo magangelyo-doonka ajaanibta ah ee ku sugan Itoobiya ma codeyn karaan doorashooyinka Itoobiya ee soo socda.
* Kaliya muwaadiniinta Itoobiya ayaa xaq u leh inay ka codeeyaan doorashooyinka qaranka iyo kuwa dowlad-goboleedyada.
* Haddii aad tahay qof ajnabi ah oo haysta xaalad qaxootinimo, xaq uma lihid:
* inaad cod bixiso
* ama aad isu sharaxdo doorashooyinka
* Ma jiraan habab gaar ah oo qaxootigu uga qayb qaadan karaan nidaamka doorashooyinka.
3. Talooyin ku Saabsan Ammaanka iyo Badbaadada
Xilliyada doorashooyinka waxaa dhici karta xiisad amni oo kordha gudaha dalka. Waxaad la kulmi kartaa:
* Adkeyn amni iyo xaddidaadyo ku meel gaar ah oo socdaalka ah meelo gaar ah.
* Joogitaanka ciidamada ammaanka oo kordha.
* Carqalado ku yimaada gaadiidka iyo adeegyada maalinlaha ah.
* Isu-soo-baxyo siyaasadeed ama mudaharaadyo keeni kara rabshado.
Talooyin
* Ka fogow dhammaan isu-soo-baxyada siyaasadeed, mudaharaadyada, iyo kulamada waaweyn ee la xiriira doorashooyinka.
* Hore u qorshee safarkaaga, kana war hay xayiraadaha ku meel gaarka ah ee ay soo rogaan maamulka deegaanka.
* Inta suurtagal ah ku sug meesha aad degan tahay inta lagu jiro waqtiga ugu mashquulka badan ee doorashooyinka.
* Iska ilaali inaad si fagaare ah uga hadasho arrimaha siyaasadda.
* Mar walba sidato dukumentiyada aqoonsigaaga.
4. Ilaalinta Xuquuqdaada iyo Helitaanka Adeegyada
* Xuquuqdaada qaxootinimo waxaa ilaaliya sharciga Itoobiya iyo heshiisyada caalamiga ah.
* Doorashooyinku waa inaysan saameyn ku yeelan:
* adeegyada ilaalinta
* raashinka
* caafimaadka
* waxbarashada
* Haddii aad la kulanto:
* cabsi gelin
* dhibaateyn
* ama takoor la xiriira xilliga doorashooyinka
si degdeg ah ugu wargeli:
* RRS
* UNHCR
* maamulka deegaanka
5. Sida loola Xiriiri karo UNHCR si loo helo Caawimaad
Haddii aad u baahan tahay:
* gargaar ilaalin,
* taageero amni,
* ama caawimaad kale inta lagu jiro doorashooyinka,
waxaad la xiriiri kartaa UNHCR siyaabahan:
* Qof ahaan: Booqo xafiiska kuugu dhow ee UNHCR ama xarunta soo dhaweynta RRS ee deegaankaaga (sida Gullele ee Addis Ababa ee qaxootiga magaalooyinka, ama xafiisyada ku dhow xeryaha qaxootiga).
* Online: Booqo UNHCR Ethiopia Help Site si aad u hesho macluumaad iyo hagitaan dheeraad ah.
* Siyaabo kale: La xiriir shaqaalaha UNHCR ee jooga xeradaada ama ururrada iskaashatada la shaqeeya UNHCR.
6. Sida loo Helo Macluumaad Sax ah
* La soco ogeysiisyada rasmiga ah ee kasoo baxa RRS iyo UNHCR ee ku saabsan isbeddellada adeegyada inta lagu jiro doorashooyinka.
* Ku kalsoonow oo keliya macluumaadka ka yimaada:
* UNHCR
* RRS
* ama hay’adaha samafalka ee lagu kalsoon yahay
* Ka fogow wararka aan la hubin ee lagu faafiyo baraha bulshada.
* Ogoow in isgaarsiinta iyo gaadiidku ay mararka qaar hakad geli karaan.
7. Farriinta Muhiimka ah
Adigoo ah qaxooti ku sugan Itoobiya, mudnaantaada ugu weyn waqtigan waa badbaadadaada iyo tan qoyskaaga.
* Ixtiraam sharciyada Itoobiya.
* Dhexdhexaad ka noqo arrimaha siyaasadda gudaha dalka.
* Diiradda saar ilaalinta iyo caafimaadkaaga.
Adeegyada bani’aadannimo waxaa la filayaa inay sii socdaan, balse carqalado ku meel gaar ah way dhici karaan.
Badbaado joog. Dhexdhexaad joog. Xog ogaal ahow.
Wixii cabashooyin ama walaac ilaalin ah, la xiriir UNHCR ama RRS ee deegaanka aad degan tahay. | 1 066 |
| 13 | WAA FARIIN KU SOCOTA QAXOOTIGA KU NOOL DALKA ETHIOPIA, MAADAAMA MAALMAHA SOO SOCDA UU DALKA GALI DOONO MARXALAD DOORASHO AH. | 854 |
| 14 | لا يوجد نص... | 890 |
| 15 | لا يوجد نص... | 807 |
| 16 | لا يوجد نص... | 780 |
| 17 | Eid Mubarak dhamaan asxaabta qiimaha leh.🥳
Allah naga aqbalo cibaadada, hana naga dhigo kuwa kheyr ku ciida. | 1 004 |
| 18 | E-Birr ta eeg 🫡😁🫣 | 1 155 |
| 19 | OGEYSII
TIRAKOOBKA 10 LE ISNIINTA AYAA U DANBEYSA EE INTIINA HARSAN WAQTI MAHAYSATAAN FADLAN JAANISKA WUXIU KU EGYAHAY ISNIINTA INSHA ALLAH!! | 1 613 |
| 20 | 1) ABDI ASKAR BILE
2) ASMA ABDULLAHI QADI
3) SUHAYB OMER MOHAMMUD
4) HAWA ABDULLAHI OSMAN
5) NIMO MOHAMED DAHIR
6) FEHIMA OMER MOHAMMUD
7) MUSTEFE HUSSEIN
8) HAMZA OUSMAN AHMMED
9) NIMO BEDEL AHMED
10) DAHIR IBRAHIM ALI
11)SAFIYA ABDI ALI
12) FATUMO ISMAIL AWALE
13) MOHAMED ABDULAHI SHERIF
14) HALIMA MOHAMED YUSUF
15) HADAYO OSMAN AHMMED
16) WARDA OSMAN AHMMED
17) HAMZA OUSMAN AHMMED
DADKANI WAA DADKI AAN ID CARD U HAYNEY EE ZONE (3)WAXAA KA CODSANEYNAA IN AY KA QAADA DOONAAN ID CARD ZOA/OSS INSHA ALLAH!!!!!!! | 1 571 |
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
