cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Wadno jaceyl

Kala soco Wadno jaceyl Xikmado Oraahyo Qoraalo jaceyl Farimo jaceyl Dhambalo qalbi jab Nagala soo xiriir 👉 @salaadsoomaali

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
8 454
المشتركون
+5424 ساعات
+1257 أيام
+53130 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @Wanaagmedi 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Cilmig_n4axwah 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Manhadal 🌹 @mirojaceyl 🌹 @xurmojaceyl 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 @LIVEGOOD34 🌸 @teammi1adadaaliye 🌸 @hamdimohamed44 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Dareenjacel143 🌸 @Jaceylkiilumay 🌸 @AlRaxmachannel 🌸 @Sooyalmedia 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @MOHANFIL4MS4EVER 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @nololwacan1234 🌾 @xikmado222 🌾 @guushahano ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@Dareenjacel143@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @Nuxurkauugaagta 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @xasilooni1 🌴 @Doogso 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @quraan103 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @kaahanolosha 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @ishwaaq2 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @RAJO_MAAL_CHANNEL --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @Dabiibe_Jacayl 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- @jowharadi1ifeysay Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe iyo arimaha Gaza jion dheh 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
إظهار الكل...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

𝑻𝒂𝒍𝒐𝒐𝒚𝒊𝒏 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒂 𝑩𝒂𝒅𝒂𝒏👇👇 1: labo naftaada ayay u darantahay: • Xuduudka Rabbi (SWT) oo aad dhaafto. • iyo daryeel la'aanta naftaada. 2: Labo shay waa lama huraan: • Calafka • iyo geerida 3: Labo cudur way kuu daranyihiin: •is tuska • iyo qabweynida ( isla weynida) 4: laba ka ducayso: • waalidkaaga • iyo Shiikhaaga/macalinkaaga. 5: labo ha kala reebin: • Waajibka • iyo Sunnada ka danbaysa. 6: labo dhaqan ha yeelan: • dhaqan duur joog • iyo dhaqan dugaag. 7: Labo dadka haka xasdin: • Cilmi aad taqaano • iyo caano aad hayso. 8: Laba ha dhayalsan: • Ballan qaadka Rabbi ( SWT) • Habaar waalid. 9: Labo meel oo cidlo ah xasuuso: • Qabriga • iyo Maalinta qiyaame. 10: labo adduunyada ku reeb: • caruur wanaagsan •  ama waxtar wanaagsan. Markasta waxaan jeclahay qof wanaagsan inaad noqoto oo naftiisa iyo dunidiisaba anfaca. .            ↬❢ Dhammaad ❢↫
إظهار الكل...
3
Chanelkan waa iib qofkii u baahan ha igala soo xariiro WhatsApp hose👇👇👇 . https://wa.me/252611327938
إظهار الكل...
salaad soomaali

Business Account

Photo unavailableShow in Telegram
dhaqanka wacanbaa ka roon dhaqaaliyo maal lahelo😥🥺
إظهار الكل...
6
Qofna ha ula dhaqmin siduu kuula dhaqmay ee xun🍀 Cafiska iyo ka roonaantu waa caado wacan🌸💐
إظهار الكل...
5
Photo unavailableShow in Telegram
Raxmaan tuu isiiyey heedhe Ramad baan kula doonaya iyo rays qabow lehe Riyo yay kula noqon Raad kaagi baan ku joogayo Reerkaagan kasoo dooniyo Rajadayda noqon dhaboo Rabi haduu igu kaa simo Ruux dagan baan noqono Raaxan dhex degi Subax wanaagsan idilkiin 🤍
إظهار الكل...
6
Photo unavailableShow in Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
إظهار الكل...
1
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
Photo unavailableShow in Telegram
Ku dheh erayo macaan xaaskaaga❤️📝 1:✅Kaliya ma tihid xaaskeyga ee waxaa tahay rajada, iftiinka ifiya maalmaheyga, waxaa tahay nolosheyda, waxaana ii tahay wax walba waan ku jeclahay xaaskeyga qaaliga ah.❤️😔 2:✅Si kastaa oo ay u adagtahay maalintaydu, waxaa sixi karo dhoola cadeyntaada quruxda badan. Waan ku jeclahay xaaskeyga dheymanta ah.💎❤️ 3:✅Aduunkaan waxaa ku tahay qof uun, laakin aniga waxaa ii tahay aduun dhan, waan ku jeclahay aduunkeyga.🌍❤️‍🔥 4:✅Adigu ma tihid oo kaliya hooyada caruurtayda, laakin sidoo kale waxaa tahay garaacaa wadnahayga. Adigu ma tihid kaliya boqoradda qoyskaan, laakin sidoo kale waxaad tahay haweeneydii riyadeyda. Waan ku jeclahay xaaskeyga qaaliga ah 👸❤️ Qish: ☺️Xaaskaaga uma baahno kaliya erayo macaan ee sidoo kale waxa ay u baahan tahay in la dareensiiyo. Hadaba halkaan ka baro sida aad ku dareensiin karto💋😭👌
إظهار الكل...
6
ma taqaanaa go aanka iigu adag ee la qaato nolosha waa inaad ka adkaysato ood gabi ahaanba ka tanaasusho qof aad si dhaba u jeceshahay daryeelkiisa iyo danayntiisana naftu la qabsatay 🍀🌸🌻
إظهار الكل...
👍 7 1
Photo unavailableShow in Telegram
‏سامحنا يا الله لأننا ننام كل ليلة ونعلم جيدًا أننا غير مستعدين للقائك، فاللهم ارحم ضعفنا وتجاوز عن سيئاتنا و ردنا إليك ردًا جميل💜
إظهار الكل...
3